Haydaaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eeysay)

Cid haydaaro u gaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydaaree

haydaarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg