Haydarojiin-cursan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Nooc gaar ah oo haydarojiin aad u firfircoon ah oo la rumeysan yahay inuu jiri karo muddo gaaban oo u dhaxaysa marka uu sameysmo iyo marka uu u muuqdo xumbo ahaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydarojiin-cursan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg