Haylaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.

Haylaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

1. ld hayl¹. 2. Faraqyada maryaha.

Haylaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Wax shuban isku habeediyey noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haylaan

hayl | haylaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg