Hayl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
Hayl
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².
Hayl
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ylay, -yshay)1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayl ↴
bakhayl | bakhayl | bakhaylad | bakhaylid | bakhaylnimo | cammir | dhayl | dhayl | dhayladhufaan | dhayladhufaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg