Haysimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Filka wanka loo hayn karo (idaha). 2. Laboodka iyo dheddiga xoolaha isu hayntooda. 3. ld haystimo. Wallac (naag).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haysimo ↴
haystimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg