haystimo
(m.dh)ld haysimo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haystimo ↴
haysimo [m.dh]
1. Filka wanka loo hayn karo (idaha). 2. Laboodka iyo dheddiga xoolaha isu hayntooda. 3. ld haystimo. Wallac (naag).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg