Hayso
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. (f.g) Wax ku dhegid. 2. (f.g) Wax gacan ku hayn. 3. (f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayso ↴
ibajitaysan | waabaayow | baahan | faakihayso | gaajaysan | oofaysan | tabaalaysan | udullub | uurkutaallaysan | waalan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg