Tabaalaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabaalaysan

tabaalaysnaan | caawino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg