Heer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.


Heer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.


Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heer

eber sugan | daabad | jaandheer | jabaq | kaahin-dulmadow | kaalori | kaalsiyam | laandheer | laandheeraan | laandheeraansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg