Jabaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Shanqar yar. ld yabaq¹.

Jabaq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)

(fiis.) Gariirka dhex maraya dhextaal loodsame ah, lehna rakaad iyo itaal nashaadin kara dareenka maqalka ee dhegta aadamaha. Rakaadka jabaqdu waxa uu u dhexeeyaa. 20 --> 20,000 heertis, waana gaalis maqalka.

Jabaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bqay, -baqday)

Shanqar yar samayn. ld yabaq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jabaq

yabaq | yabaq | raadka dobler | buuq | cilmi-jabaqeed | dayaan | desibel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg