Heeran

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

ld heerin.

Heeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.

Heeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la jaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heeran

arar | heerin | heermid | heernaan | saynsaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg