Her
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan. 2. Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
kadhergey*
Macnaha halkan ku qor ka giigay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga her ↴
uurkoole | awqoosi | boondhow | boongeli | carrabmaris | cimridherer | cudur-raagay | daddil | deebad | dhakhsaha falgalka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg