herso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld harso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh herso

harso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.

meherso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Naag meher ku xirad. ld maharso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg