Hibo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.

Hibo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hibo

uurkubaalle | hibasho | hibee | mowhibo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg