Hiddarraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo. 2. Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa. 3. ld hiddarraacid.
Hiddarraac
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)1. (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid. 2. (f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiddarraac ↴
hiddarraacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg