hiddarraacid
(m.f.dh)

ld hiddarraac¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiddarraacid

hiddarraac [m.l]
1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo. 2. Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa. 3. ld hiddarraacid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg