Hiddoside
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyaal, m.l/dh)(baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi karaa in uu yahay dhererka ugu gaaban ee koromosoom kaas oo aan la jejibin karin, ama mari karo dhalan geddis-hiddoside; labada halbeegba waxa loo garan karaa hal lammaane oo sal u ah taxanaha niyukliyootaydhka, kaas oo sameeya DNA.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiddoside ↴
aliil | dhalan-geddis-hiddoside | dibuhabayn hiddoside | shiiqiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg