Hiif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹.

Hiif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiif

dhiifoon | dhiifoonaan | dhiifoonaansho | dhiifooni | hiifid | huuf | huuf | huufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg