Hilibcune

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cunayaashul waxay leeyihiin ilko fiiqfiiqan oo si fiican u jar jari kara hilibka. Tusaale: libaaxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilibcune


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg