Hilif

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-fyo, m.l/dh)

1. Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah. 2. Ruux bar yar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilif

dabadhilif | dabadhilifnimo | dhilif |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg