Hilow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo.


Hilow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Xiiso qof ama meel u qabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilow

boholyow | daltabyeysan | dhilowyahan | hiloobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg