Hiqhiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiqhiq

hiqhiqlayn | hiqhiqlee | hiqlayn | hiqlays | hiqlee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg