Hiriq
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiriq ↴
dhiriq | jid-dhiriqle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg