hirqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirqi ↴
harqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.
harqin [m.f.dh]
eeg harqi. ld hirqin. ld harqis.
hirqin [m.f.dh]
ld harqin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg