Hirwo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hirwo

wiglo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg