hiti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Dhuti. ld heeti (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiti ↴
baahitir [m.l]
ld baahitirid. baahitirid
baahitir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid baahi ka bi'in.
baahitirid [m.f.dh]
eeg baahitir². ld baahitir¹.
dhiti [m.l]
Geedka xaskusha.
dhiti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld dhuti.
dhitin [m.dh]
ld dhutin.
dhitis [m.l]
ld dhutin.
heeti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarrago la liicliicid. 2. ld hiti.
hitin [m.dh]
eeg hiti. ld heetin, heetis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg