hitiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Qof si tabar yari ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hitiq

hitiqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley hitiq u socodsiin; luudin.

hitiqid [m.f.dh]
eeg hitiq.

hitiqin [m.f.dh]
eeg hitiqi. ld hitiqis.

hitiqis [m.l]
ld hitiqin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg