Hiyikac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.


Hiyikac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiyikac

hawakac | hawakac | hiyikicid | kacaan | kalkaggeeddi | niyadkac | niyadkac | niyakac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg