Kacaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob. 2. Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad. 3. Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
Kacaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)1. Hiyi kicid. 2. Hawo isbeddelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacaan ↴
bolshofiik | dabayl-bataax | kacaamee | kacaamid | kacaanad | kacaandiid | kacaannimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg