hodantooyo
(m.dh)

Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodantooyo

hodannimo [m.dh]
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg