hodon
(m.l)

ld hodan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodon

hodan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-nno, m.dh)
H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.

hodannimo [m.dh]
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.

hodmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof hodon ka dhigid.

hodontinnimo [m.dh]
ld hodannimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg