hogeys
(m.l)

ld hogeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogeys

hogeyn [m.f.dh]
eeg hogee. ld hogeys.

hogeysad [m.l]
ld hogeysasho.

hogeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.

hogeysasho [m.f.dh]
eeg hogeyso. ld hogey-sad, hogeysi.

hogeysi [m.l]
ld hogeysasho.

hogeysnaan [m.f.dh]
eeg hogeysan. ld hogeys-naansho.

hogeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hogeysnaan.

hogeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax hog ku bislaysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg