Hoggaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

1. Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado. 2. Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah. 3. Qof howl-wadeen ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoggaan

jaabee | kaadar | caalqaado | faruurxir | hoggaami | hoggaamiye | hoggaansamid | hoggaansan | hoggaansan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg