Hoggaamiye
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoggaamiye ↴
afyaal | hoggaanshe | keligitaliye | keligitashe | maqaddin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

