Hol
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)Wax isku dayid; tijaabin.
BOHOL YOOW*
Xiiso ama tabitaan. Boholyow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hol ↴
kaadigubasho | oholi | okhole | olol | olol | afweyn-holac | aroore-holac | beer holac | belbel | belbel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg