Holac-kaadihays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holac-kaadihays ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg