Holac-kaadimareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana sida badan keena jabti (specific urethritis), ama infekshin ka yimaada cudurrada galmada (nonspecific urethritis).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holac-kaadimareen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg