Holac-qabsiinood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)

(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay uur xanuun dhinaca midig ee hoose. Waxaa weheliya, sida badan, matag iyo qandho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holac-qabsiinood


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg