holcid
(m.f.dh)

eeg holoc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holcid

olol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg