Holgan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof dulman ahaansho. 2. Qof diifi ka muuqato ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holgan

holganaan | holganaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg