Honono'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.


Honono'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.


Honono'

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-o'ay, -o'day)

Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga honono'

honono' | honono' | honono' | honono'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg