hoobaale
(m.l)ld hooyaale.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobaale ↴
hoobaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hooyaalee.
hooyaale [m.l]
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
hooyaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg