Hooyaale

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooyaale

hoobaale | hoobaalee | hoobale | hooyaalayn | hooyaalee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg