Hoobiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoobiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg