Hoodaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. H. ah: qof karti badan; diric; rag. 2. H. ah: qof nasiib badan. 3. (e.d) H.!: waa tahay!. ld hooddaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoodaar

hooddaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg