Hooddi

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. ld hoodi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooddi

dhooddi | hooddeyn | hoodi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg