hoodi
(Erey Dareen | Exclamation)ld hooddi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoodi ↴
dhoodid [m.f.dh]
eeg dhood².
hooddi [Erey Dareen | Exclamation]
Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. ld hoodi.
maardhoodid [m.f.dh]
eeg maardhood².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg