Hoomo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Xoolo intooda tabarta daran ee aan sabadka dhaafin. 2. Dad cayr ah oo aan tabar lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoomo ↴
edegshoomo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg