hoorso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoorso ↴
hoorsasho [m.f.dh]
eeg hoorso. ld hoorsad, hoorsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg