Hoos-u-dhac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dhaq.) Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoos-u-dhac

kulqaate |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg